Cilmi baadhida

Cadhada iyo dagaalka gudaha qoyska

Cilmi baadhida dhow waxay muujisaa inaan u baahanahay inaan eegno ka hortagga cadhada iyo dagaalka dhanka carruurta gudaha Norway ee ka timid aragtida caafimaadka dad waynaha. Daraasada Mossige (2016) waxay muujinaysaa 6% dadka da’da yar inay su’aaleen inuu helay daawaynta caafimaadka iyaddoo ay natiijadu tahay dagaalka waalidka (la feedhay, la garaacay). Hooyooyinka aabbayaasha waxay muujiyeen dagaal darran dhanka carruurtooda ah qiyaas la mid ah. Mossige indheeraad ah waxay muujinaysaa in 21% dadka dhalinta yar ay ka warbixiyeen inay la kulmeen dagaal ka darnaansho yar oo ay ka baqdeen cadhada waalidkooda (dhirbaaxid, luxid dagaal ah, qanjiidhin, iwm) – 14% hooyooyinkooda iyo 13% aabayaashood. Daraasanda waxay muujisaa inaanu jirin faraq u dhexeeya qadarka labba ka degen iyo dagaalka darran ee ay isticmaalaan hooyooyinka iyo aabbayaasha, iyagoo ka dhigaya maaraynta cadhada mid khusaysa labbada waalidba.

Daraasada ACE (Filetti 2009) waxay raacday 17,000 oo carruur ah muddo 15 sano ah, oo waxay heshay in ku noolaanshaha baqdinta iyo dagaalka ka timaada waalidka muddo dheer ay tahay duruufta ugu waxyeelada badan taas oo ilmaha la gaadhsiin karo. Ku noolaanshaha xaalad diyaar ah waxay daciifisaa nidaamka difaaca jidhka oo waxya kordhisaa khatarta tirada ee labbadaba cabashooyinka jidhka iyo kuwa maskaxeed.

Ururka Caafimaadka Norway (NMA 2010) waxa uu sameeyay warbixin ku salaysan cilmi baadhida ay ku jirto daraasada ACE. NMA waxa uu qoray “natiijooyinka ACE bandhiga daraasada saamaysa khibradaha xun ee carruurnimada inay qoto dheertahay, ay korodho muddo ka dib, oo ay ka ciyaarto door go’aan qaadasha leh dhibaatooyinka caafimaadka ee ka dambeeya iyo dhimasho hore u dhacda.Cabashooyin badan oo guud oo qaan gaadhimada ah waa loo fasiraa inay keentay duruufaha carruurnimada. Tallaabooyinka ka hortagga iyo daawaynta lama huraanka ah waa in loo bixiyaa si waafaqsan”.

Curiskeeda digtooraaga “ sababtee carruurta la dhaawacaa u noqdaan dad waa wayn oo buka”, Kirkengen waxa uu muujiyaa in xataa dagaalka degen ee qaabka cadhada ah uu waxyeelo u yeelan karo carruurta. Sababta muhiimka ahwaa haddii cadhada loo qaato sidii kuwa aan la saadaalin karin, oo sidaasna waxay ku abuurtaa xaaladda aan sugnayn ilmaha muddo ka dib (Kirkengen 2008).

Dib u eegida kiisaska laga qabtay Xarunta Latalinta Qoyska ee Qaabka waxay muujisay 85% waalidku qaba dhibaatooyinka cadhadu ay dooneen in la siiyo nooca daawayn ah. Tirooyin la mid ah oo hooyooyinka iyo aabbayaasha waxay dooneen caawimo. 15% hadhay waxay ku dhaleeceeyeen cadhadooda kuwa kale oo may doonayn inay soo xaadiraan kullanka.

Daraasadaha eegaya xaamaynta daawaynta garaadka ee maaraynta cadhada waxay muujiyaan 3 ka baxsan 4 dad ah inay hagaajiyeen cadhadoodii si ka wanaagsan ka dib daawaynta (Beck iyo Fernandez 1998).

Ujeedada websaydka littsint.no, e-book iyo abka maaraynta cadhada waa in la gaadho aqoonta cilmi nafsiga iyo qaabka awood u siiya waalidka nafahooda inay abuuraan mid aad u amni badan iyo nolol maalinle ah oo la saadaalin kafro oo carruurtooda ah. Waxaa jira sidoo kale macluumaadka halka laga raadinayo caawimada xirfada leh haddii loo baahdo.

Steinar Sunde
khabiirka cilmi nafsiga iyo daaweeyaha garaadka.

 

Tixraacyada

Beck, A. T. (1999) Prisoner of hate, the cognitive basis of anger, hostility, and violence. New York: Harper Collins Publishers.
Beck, J, S. (2006) Kognitiv terapi. Teori, udøvelse og refleksjon. Akademisk forlag.

Beck, R. & Fernadez, E. (1998). Cognitiv-behavioral therapy, in the threatment of anger: A meta-analysis. Cognitive Therapy and Research, 22, 63-74.

Berge, T. & Repål, A. (2017). Den indre samtalen. Kognitiv terapi i praksis. Oslo: Gyldendal Akademisk.

Brandtzæg. I, Smith. L, Torsteinson. S (2011) Mikroseparasjoner, tilknytning og behandling. Fagbokforlaget

Brandtzæg. I, Torsteinson. S, Øiestad. G (2013) Se barnet innenfra. Hvordan jobbe med tilknytning I barnehagen. Kommuneforlaget.

Dahl, K. Snersrud, K. (2007) Barn som vitne til vold i familien. En behandlingsmanual. Familievernkontoret i Sør-Trøndelag.

Den Norsk Legeforening. (2010) Statusrapport: Da lykkeliten kom til verden. – Om belastninger i tidlige livsfaser.

Ellis, A. (1962). Reason and emotion in psychotherapy. New York: Lyle Stuart.

Filetti, V. J.(2009).The relationship of adverse childhood experience to adulth health: turning gold into lead. Z. Psychosom Med Psychother 2009; 48: 359-69.

Haaland, T. Clausen, S. E. Schei, B. (2005) Vold I parforhold. Ulike perspektiver. NIBR-rapport 3.

Heltne, U. & Steinsvåg, P. Ø. (2010) Avsluttende prosjektrapport. Barn som lever med vold i familien. Alternativ til vold og Senter for Krisepsykologi.

Isdahl, P. (2000). Meningen med volden. Oslo: kommuneforlaget.

Jarwson, S. & Haugan, G. S. (2016). Vold og aggresjon: et kurs i sinnemestring. I Berge, T. & Repål, A. (Red.), Handbok i kognitiv terapi. Oslo: Gyldendal Akademisk.

Kirkengen, (2008). Hvorfor krenkede barn blir syke voksne. Universitetsforlaget.

Middelborg, J. Lilledal, G. Tindberg, J. W. Solevåg, A. Lang, N. (2007) Tryggere barndom. Parterapi – en nyttig tilnærming for barn som lever med vold i familien. Fokus på familien, 35: 292-311.

Mossige, S. Stefansen, K (red) (2007). Vold og overgrep mot barn og unge. Norsk institutt for forskning om oppvekst, velferd og aldring. (NOVA) Rapport 20/07.

Mossige, S. Stefansen, K (red) (2016). Vold og overgrep mot barn og unge. Omfang og utviklingstrekk fra 2007-2015. Norsk institutt for forskning om oppvekst, velferd og aldring. (NOVA) Rapport 20/16.

Raknes, S. (2010a). Psykologisk førstehjelp. Barn. Gyldendal Akademiske.

Raknes, S. (2010b). Psykologisk førstehjelp. Ungdom. Oslo. Gyldendal Akademiske.

Raundalen, M. Isdal, P. (2004) Nyhetsbrev til fagpersoner som møter barn som lever med vold i familien. Bulletin nr 1 i prosjektet ”Barn som lever med vold i familien”.

Berge, T. og Repål, A. mfl (2016). Behandlingsalliansen i kognitiv terapi. I: T. Berge, & A. Repål, (red.): Håndbok i kognitiv terapi. Oslo: Gyldendal Akademiske.

Råkil, M. (2002) Menns vold mot kvinner – behandlingserfaringer og kunnskapsstatus. Oslo: Universitetsforlaget.

Sunde, S. (2012) Undervisningsfilm: ABC i sinnemestring, En kognitiv modell i terapeutisk arbeid med foreldre. kognitiv.no

Sunde, S. (2013) Undervisningsfilm: ABC i sinnemestring. En kognitiv modell i terapeutisk arbeid med foreldre, påfølgende timer. kognitiv.no

Sunde, S. (2014) ABC i sinnemestring for foreldre. Tidsskrift for Kognitiv terapi. Nr 2, 2014.

Sunde, S. (2016) Podcast radio. Sinnemestring med psykologspesialist Steinar Sunde. Foreldrerådet Rubicon radio/TV.

Sunde, S. (2017) Teknikker for å mestre sinne. Tidsskrift for helsesøstre. Nr 2, 2017.

Sunde, S. (2017) Opplever du å bli mer sint på barna enn du ønsker? Hvordan avdekke og behandle hverdagssinne/volden i familier? Utposten, blad for allmenn- og samfunnsmedisin. Nr 5, 2017.

Vatnar, S. K. B. (2000): Familievold og familievern. Presentasjon og drøfting av en kartleggingsundersøkelse ved familievernkontorene i Norge. Fokus på familien, 3: 169-182.

Vatnar, S. K. B. (2003): Evalueringsrapport for prosjektet ”Vitne til vold” tiltak 2 i regjeringens handlingsplan ”vold mot kvinner” 2001 – 2003.

Wilhelmsen, I. (2016). Sjef i eget liv – en bok om kognitiv terapi. Hertervig Forlag.